Dal caan ah oo bilaabay inuu soo saaro Khamri loogu magac daray Somalia (Sawirro)

Khamri loogu magac daray Somalia ayaa lagu arkay suuqyada dalka Shiinaha kaasoo caadi looga iibinayo dadka isticmaala. Khamrigan oo ay ku dul qoran tahay Somalia oo far waawayn ku qoran ayaa laga heli karaa super marketyada waaweyn ee dalkaas, iyadoo lagu dhejiyay sicirka ay joogto. Qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaalida ee ku nool dalka … Continue reading Dal caan ah oo bilaabay inuu soo saaro Khamri loogu magac daray Somalia (Sawirro)